C/wali Gaas oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgeliyey Qardho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turubitaaryada Gobolka Kar-kaar iyo Dhismaha Cusub ee Hospitalka guud ee Magaalada Qardho. Gaas waxaa ku wehelinayey xadhig jarka, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland, qaar kamida golaha xukuumada Dowladda Puntland, maamulka Degmada, kan Gobolka karkaar iyo saraakiil katirsan … Continue reading C/wali Gaas oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgeliyey Qardho (Daawo Sawirro)